berberatoday.com
Dhalinyarada,Aqoonyahanka Iyo Waayeelka Beesha Idarays Ciise Muuse Oo Si Wada jir Ah Utaageeray Shirka Baxarasaafka
August 6, 2016 - Written by Berbera Today

idi2Burco(Berberatoday.com)-shir maanta oo khamiis ah, uga furmay deegaanka Dubur ee dagmada sheikh aqoonyahanka, dhalinyarada iyo waayeelka beesha idarays ciise, ujeedadiisuna ahayd sidii layskaga kaashan lahaa wax wada qabsiga iyo ahmiyadda ay leedahay isku duubnaantu si guud iyo si gaar ahaaneedba, ayaa ku soo dhamaaday is fahan iyo is af garad qodobadii lagaga wada hadlay.
shirkan oo arimaha lagu soo qaaday ay ka mid ahayd arimaha xaasaasiga ah iyo xaaladaha cakiran ee ka taagan gobalka ee aan wali maaraha loo helin.
Waxaana shirka si buuxda ay dhalinyarada, aqoonyahanka iyo waayeelka beeshu ugu taageereen qabashada shirka baxarasaafka, iyagoo dawladana uga digay cabudhinta iyo cagajuglaynta ay qabsoomida shirka ku waddo, maadaama ay xaq u leedahay beeshu inay danaheeda ka wada tashato, kana wada hadasho marba wixii soo kordha sida beelaha la midka ah.
Waxaana shirku xaq darro iyo cadaalad darro ku tilmaamay magac u kala samaynta shirarka isku nooca ah ee beeluhu qabsadaan.
Ergada shirka oo isaga kala timi gobalka togdheer, waqooyi galbeed iyo gobalka saaxail magaalo madaxdiisa berbara ayaa falaanqayn dheer waxa ka sooo baxay qodobo ay ka midka yihiin.

1. In la ilaaliyo nabadda lagana fogaado wixii fad-qalalo iyo qas u horseedi kara ummadda.
2. In la xoojiyo isku xidhnaanta beesha iyo iyo xidhiidhka ay la leedahay beelaha walaalaheeeda.
3. In beeshu wixii saami qaybsi kaga maqan beelaha ay walaalaha yihiin iyo dawladaba ay u fadhido.
4. In beeshu ay si mug iyo miisaanba leh uga qayb qaadato qaban qaabada iyo qabashada shirka baxarasaafka .

idi

 

Berberatoday. Burco

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews