berberatoday.com
Kicinta Xisadaha Coladeed Ee Wasiir Cali Mareexan Kawado Gobolka Togdheer Oo Cirka Isku Maraysa Iyo Xoghaye Kaligii Xil Ka Hayay Beesha Cabdale Arab Oo Xilkii Laga Qaaday
August 6, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Waxa Maalmahi Udanbeyay Soo Ifbaxayay Warar Si Waafiya U Qeexayay In Uu Ku Hawlan Yahay Wasiir Cali Mareexan Bedalka Xoghaayaha Gobolka Togdheer Kuna Badalo Masuul Kale Oo Ay Isku Deegaan Kasoo Jeedaan Taas Oo Dhalisay Murano Siyaseed,Iyo Khilaaf Maamul Oo Xiisad Siyaasadeed Iyo Qabyaaladeed Ka Abuuri Kara Gobolka Togdheer, Taaso Dhinaca Kale Duufaan Ku Kicin Karta Badhasabka Gobolka Togdheer Oo Isaga Ay Saamayn Gaar Ah Ku Yeelanayso Faro Gelintani Maamul Ee Anu Sharciga U Haysan Wasiirka Hawlaha Guud. Qorshahani Oo Ku Doonayay Wasiir Cali Mareexaan Inuu Ku Badalo Xogahayaha Gobolka Togdheer Ayaa Salka Ku Haysa Kicinta Beesha Uu Kasoo Jeeda Xoghayahu Oo Mudooyinkii Udanbayay Warbaahinta U Marinayay Madaxwaynaha Fariimo Ku Aadan Xadgudbyo Ay Ku Samaysay Xukumadiisu Hasee Yeeshe Wasiir Cali Mareexaan Oo Shaqadiisi Wasiirnimo Kaga Mashquulay Kale Qaybinta Bulshada Burco Ka Dib Markuu Lug Ku Yeeshay Khilaaf Adag Oo Soo Kale Dhexgalay Golaha Deegaanka Oo Sababay Mid Jiitama Muddo Badan , Sida Ilo Xogagaal Ah U Xaqijiyeen Warbaahinta Madaxabanaan Ayaa Sheegayaa In Uu Banaanka Usoo Baxay Inuu Waday Qorshaha Lagaga Badalayo Xoghaha Hada Xilkaasi Haya Isla Markaana U Donaayo Inuu Imaado Xogahaye Ay Isku Deegaan Yahiin Wasiir Cali Mareexan , Khilaaf Adag Oo Ka Dhashay Muranka Badalka Xogaha Gobolka Togdheer Ayaa La Sheegay Inuu Soo Kale Dhexgalay Masuuliyin Ka Tirsan Xukumada Iyo Wasiir Cali Mareexan Taasoo Uu Wasir Cali Mareexan Ku Doodayo Inu Yahay Wasiirka Keliya Ee Gobolkan Wax Laga Waydiin Karo Isago Isu Tusaya In Qoyskiisa Oo Keliya Ay Burco Degaan U Yihiin Iskana Indho Tiraya Beelaha Kale Ee Magaalada Burco Wada Dega, Waxana Sidanoo Kale U Caddaystan Ceebtan Iyo Fadeexadan Qabyaaladaysan Kadib Markii Uu Xildhibaanda Beeshisa Gaar U Heshisiyey Isla Markaasna Ay Xildhibanada Kale Ee Golaha Degaanku Ka Qayliyeen Qabyaalada Uu So Kala Dhex Dhigay Golihii Isku Duubnaa Ee Khilaafka Maamul Uun Ka Dhex Jiray. Si Kastaba Ha Ahaate Madaxweynaha Uu Wasiirka U Yahay Cali Mareexan Ayaan Illa Hada La Socon Dhaqdhaqaaqyada Sii Kala Fogaynaya Bulshada Gobolka Togdheer Ee Uu Ka Wado Wasiir Cali Mareexaan Isagoo Si Gaar Ah U Soo Kala Dhoweysta Bulshada Gobolka Oo Intooda Badani Baahi U Qaba Isu So Dhowaansho Is Faham Iyo Wada Noolaansho, Waxana Laga War Dhowraya Marka Uu So Magacaabo Wasiirkani Xogahaya Cusub Ee Beeshisa Iyo Tallaabada Uu Madaxweynaha Iyo Wasiirka Arrimaha Guduhu Ka Qaadaan.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews