berberatoday.com
Wasiirka Duulista Somaliland Oo La Kulmay Wasiirka Gaadiidka Iyo Isgaadhsiinta Ee Dawlada Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya
August 6, 2016 - Written by Berbera Today

huuHargeysa(Berberatoday.com)-Waftigii uu hogaaminayey Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Jamahuuriyada Somaliland Cumar Sh Maxamed Faarax ayaa kulan kula yeeshay xafiiskiisa Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaadhsiinta ee Dawlda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Mudane Workbeh Gebeyehu . Waxaana labada dhinac ay ka wadahadleen Guud ahaan Duulimaadyada u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya, Mashruuca Wadada Berbera, iyo isu socodka Ganacsiga, iyo iskaashiga xaga Amaanka . waxaana ay ku dheeraaden labada dhinac xidhiidhka Saaxibtinimo ee Taariikhiga ah ee mudada`dheer u dhaxeeyay labada wadan. Ugu danbayantii Kulankan oo ay Waasiir Cumar ku wehlinayeen Wasiiru Dawlaha Wasaarada Duulista Axmed Nuur Faahiye iyo Safaarada Soamaliland ee Adis Ababa ayaa waxa uu ku dhamaaday is afgarad. Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaadhsiinta Itoobiya Mudane Workbeh Gebeyehu waxa uu balan qaaday in ay Dawladiisu siin doonto Deeq Tababaro ah Hawlwadeenada Wasaarada Duulista Somaliland. Gabagabadii Waftiga Somaliland ee uu hogaaminyo Wasiirka Duulistu ayaa uga mahad celiyey Deeqdaasi Tababarda ah iyo Wadashaqaynta ka dhaxaysa Labada Dawladood.

huuu

 

 

Allaa mahad

Ismaaciil Cali Axmed

Afhayeenka Wasaarada Duulista

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews