berberatoday.com
Anigu Uma Codeeyo Dekeda Berbera Halala Wareego Qalinkii Abdillahi M Ali
August 7, 2016 - Written by Berbera Today

dp world 3Dareen muwaadin:

Inkastoo aan aaminsanahay in la soo dhaweeyo wixii dalka horumar u ah, ee waliba sifo cad oo sharci la marinayo, iyadoo in go’ani faa’iido doon ka ahayn.

Haddana arinka haddii uu meel maro taariikhda si weyn u galaya madaxweyne Siilaanyo ee yeelan kara saamaynta ugu xun ee magac-xumo ee uu ka qaado waa hanti qaranka Somalland leeyahay oo gacan kalee loo galiyo, siiba waa dekeda Berbera oo runtii wareejinteedu tahay mid aan cadayn nooca uu yahay heshiska DP World.
Hase ahaatee waxa la hubaa in lacag badani ugu jirto xubno xukumada ka mid ah meel marinta heshiiskaas iyo waliba iyagoo doonaya in si khasab ah ku meel mariyaan.heshiiskaa,

Sobobahan awgood uguma codeeyeen DP World in ay la wareegto Berbera:

Marka la eego qaabka loo wado heshiiska iyo madaxweyne Siilaanyo oo inta uu umada soo hor istaago ka jawaabi karin wixii su’aalo ee laxidhiidha heshiiskan iyo heshiiska oo sida uu u dhigan yahay oo aan Golaha Wakiilada la keeni karin.

Heshiiska oo mugdi kujiro, qodobkiisa koobaadna sheegayo in aan heshiiska dibada la soo dhigi karin

Iyadoo heshiiskan ay ku jirto xukuamda Xamar oo ay dawlada Imaaraadku sidoo kale ka soo saxeexatay

Heshiiskan oo cadayna sida saxaafada Imaaraadku qortay in wixii cashuura ah DP World iyadu gurayso – halkaa dakhligii qaranka dhuuntaa loo galayaa.

Iyadoo gudiyada Golayaasha Sharcidajinta ee ay khusayso arinkan aan xataa loo keenin in ay arkaan heshiiska ka hor intaan golayaasha loo gudbin.

DP World oo siyaasada dawalada ku shaqaynaysaa ma aqoonsana madaxbanaan JSL.

DP World oo ah shirkad haddii loo gacan galo aan marna laga lug bixi karin, waxa kuu tusaale ah Djibouti iyo maxkamadaha ay iskula jiraan London.

 

 

Abdillahi M Ali

London

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews