DAAWO XILDHIBAANADA GOLAHA GUURTIDA OO WAR CUSUB KA SOO SAARAY HESHIISKA WAREEJINTA DEKADA BERBERA
August 7, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargayss (Berberatoday.com)_ Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay madaxtooyada ugu baaqeen in ay hor keento heshiiska ay la soo gashey xukuumadu shirkada Dp World ee lagu wareejinaayo dekada Berbera isla markaana waxaa ay tilmaameen hadii la hor keeni waayo in ay Dastur jabin