berberatoday.com
Shilalka Gaadiidka ee ka dhaca magaalada Berbera
August 7, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Berbera waxa sanadkii 2015 ku dhinta shil gaadhi 21 qof, dhaawacana waxa uu gaadhayay 62 qof.
Taliyaha Ciidanka nabad gelyada berbera JAAMAC ISMAACIIL CALI (DHAGJAR) oo aan ka wareystay sababa shilalka gaadiidka iyo sida looga hor tagi karo ayaa aad iigu faah-faahiyay waxaanu sheegay in shilalka gaadiidku yihiin shilal taagan saacadkasta iyo maalinkasta , ciidankuna waxay da,daal iyo soo jeed ugu jiraan badbaadinta shacabka ay u shaqeeyaan.

Taliyuhu wuxuu carabaabay haddii dhaqaale baddan la galiyo in la yarayn karo shilalka gaadiidka.
waxaanu ii sheegay inay u baahan yihiin :-
Gaadiid fara badan
ciidamo dheeraad ah
qalabka isgaadhsiinta
Wiishash, oo uu ku tilmaamay in waddooyinka inta baddan gaadiidku yaalaan in ka baddan bilo ,taasina ay sababtay Wiisha iyo qalabkii gaadhigu markuu dhaco ama xumaado lagu qaadayay, waa dhibaato ay ka siman yihiin dhamaan ciidamada somaliland ee nabad galyada ku hawlan,
Maalmihii u dambeeyay ee aan hargeisa joogay waxaan daremayay in ay ka bateen ciidankii iyo gaadiidkii, meelkasta gaadiid ayaa taagan, meelkastana shil ayaa ka dhacay, ciidankii nabad galyadu aad buu u yar yahay, ma haystaan isgaadhsiin casri ah, ma haystaan gaadiid casri ah, mana haystaan shaqaale tababaran oo ka caawiya shaqada shilalka gaadiidka.

Arinta shilalka gaadiidku waa dhibaato taagnaan doonta , haddii aan waxba laga qaban, waa dhibaato aynu iska ilawno isla markaba.

Shilalka gaadiidku waxay u baahan yihiin talaabo iyo shir qaranba.

Farhan Mohamed Sultan (Rakad)

Berbera

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews