berberatoday.com
HANTIDA ‪‎AGOONTA‬ QOFKA DHAAFI WAAYEY, MIYUU HANTI KALENA DHAAFAYAA. WAXSE MA KU AAMINI KARAA AMINA WERIS IYO SAMSAM OO AAN WAXBA KA XISHOONAYN.
August 8, 2016 - Written by Berbera Today

dhulDhulkani wuxuu kuyaal meel u dhow wadada galbeedka uga soo baxda Berbera cabirka dhulku waa 200m oo dhinac kasta ah. Dhulka waxa iska lahaa qoys ‪#‎agoon‬ ah oo lagu magacaabo Ilma XASAN XARIIF. Waa loo xoog sheegtay, dabeedna laga qaaday..!

Dhulkan waxa agoonta ka qaaday marwada Madaxweyne Siilanyo, oo ah qofka maroorsaday maamulkii iyo taladdii dalka. Amina Weris iyo Gabadha ugu magacaaban wasiirka Maaliyada Somaliland, waa kuwo gurac iyo xumaan ka taliya habeen iyo maalin. Waa isku fadhi. Labadan haween waxay ku wada jiran mashaariic badan, waxay booben dhul aad u farabadan oo ay iyagu isa siiyeen, kuna dhiseen lacagtii wadhatada laga soo ururiyay iyo qalabkii dawladda ay lahayd. Tusaale waxa idiinku filan sawiirkaa muuqaalka ka muuqda.

Muuqaalka sawirku waa ‪#‎Bakhaaro‬ weyn oo lagu dhisay lacagti ummadda, taas oo ahayd cashuurtii dadka ganacsatada ah lagaga ururiyay deledda Berbera, Qalabka loo isticmaalayaana yihiin qalabkii dekkedda Berbera.

Dhismahan samayntiise waxa u xilsaarna ‪#‎Sheikh_Saleban‬ oo ahaa maareyihi hore ee Haamaha Shiidaalka, hadana ah Agaasimaha Diinta iyo Afqaafta, halka CALI XORXOR oo ah maariyaha dekedda Berbera uu bixiyay lacagtii iyo qalabkii Dekedda. Gadiidka aad arkeysaan waa‪#‎Cagafyadii‬ Dekadda Berbera lagu balaadhinayey iyo gaadhigii laydhka Dekadda Berbera.

Su’aashu waxa weeye dadka xoolihii agoonta ka xishoon waayay, dadka cashuurta laga ururiyay dadka masaakiinta ah ka xishoon waayey, dadka meeshii wanaagsan ee ay arkaan iyagu isa siiynaya, sidee loogu kalsoonan karaa heshiisyada ay soo gelayaan, idee masiirka Somaliland loogu amine karaa..? Haween aynan dooran oo dalka baabi’yay baad ka aamusan tihiin..!! Reer Somaliland runta isu sheega oo haweenka habeen noolayaasha ah dalka ka qabta, haddii aad doonaysaan wanaag iyo wadajir..!!

Wadanka ma Amina Weris baa Loo Doortay mise Silanyo ? .Mayaa.!!
Caqliga Haweenka Iyo Caruurta Somaliland ka talinayaa, wuxu geyaaysiin dalka iyo dadkaba cawaaqib xumo, haddii aan maanta la isu tegin oo talo mid ah la keenin, waayo qofna qof kama xoog badna ee dadku waxbay xeerinayaan.

Runtiina waa wax laga Xishoodo in ‪#‎Amina‬ weris iyo Samsam ay wasiirkay doonan magacaaban, kaay doonana eryaan, mashruucay doonan qofkaay doonan siiyaan, kaay doonaana taajir ka dhigaan, meeshaay doonana China, Hindi ama Carab ka iibiyaan…waar toosa oo ilaahay ka baqa oo taladiina ka dhacsada dumarka iyo Carurta. waayo “‪#‎Qoom‬ dumar u taliyay halaag baa u sugnadaye” Dadku Siilanyo ayuu doortay ee may dooran Gabadh iyo will yar oo buuryoqab ah, oo baasaboor dibadeed haaysta, oo aan dan ka lahayn haddii maanta xabadi ka dhacdo Hargeysa iyo Burco.

By: Oday Dalmar
Jamali555jamali555@gmailcom

 
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews