|
berberatoday.com
Wadankeena Markii Lagu Maa’Mulay Caqliyadii Haweenka Iyo Caruurta Cawaaqib Xumadi ka Dhalatay waata Dhashay in Biri’magaydada Xabsiyada Loo Taxaabo jidh Dilna loo Gaysto .
August 8, 2016 - Written by Berbera TodayWadankeena Markii Lagu Maa’Mulay Caqliyadii Haweenka Iyo Caruurta Cawaaqib Xumadi ka Dhalatay waata Dhashay in Biri’magaydada Xabsiyada Loo Taxaabo jidh Dilna loo Gaysto . Runtii waa wax laga Xishoodo in Laydhaahdo #Amina waris Baa Dalka ka Talisa , Madaxwayne ayeynu Dooranay ee maynaan Dooran Gabadh waana Ayaandaroyinka Haysta Qarankeena Qabiilku Nafeeyey ee Qoyska Kaliya U Taliyo.
Qalinkii Maxamed Ismaaciil Hargeysa/Somaliland COMMENTS
|
||||
|