berberatoday.com
War degdega:- Xildhibaanadii ugu badnaa barlamanka somaliland oo bari ubalamay inay laalaan Heshiiska Dp World iyo xildhbaanada Habar magaadle oo ka midoobey
August 8, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

 

Hargeysa(Berberatoday.com)-War xasaasi ah oo caaw aan ka helnay shirkii mudanayaasha beesha Habarmagaadle oo ay xidhiidhiyeen xildhibaanada beesha ciise muuse ugu jira barlamanka oo si weyn uga soo horjeeda wareejinta dakada berbera ayaa waxaa caawa shir aan saxaafada loo ogaleyn ku yeesheen guriga siciid cilmi rooble .

Xildhibaan Siciid Cilmi

Mudanayaasha Wakiilada oo aan lahayn Mucaarad iyo Muxaafad isla markaana hal u jeedo leh waxa lagu waramayaa in ay Berri ku balameen in ay laalaan Heshiiska Xukuumada iyo DP Word
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya kulankan ay saacad ka hor yeesheen Xildhibaanada Wakiilada waana kuwo isku dhafan xogaha aanu ka helaynaana waxa ay sheegayaan in kulanka uu ka dhacay Guriga Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
La Soco Warar kale oo Faah faah san
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews