berberatoday.com
Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Sodoga Uyahay Ee Baashe Morgan Oo Xaafada Baarsiigo Ee Burco Kasoo Raray Haween Uu Boodhadh Usoo Dhiibay Kuwaas Oo Taageeraya Dhaxal Wareejinta Dekeda Berbera Isaga Oo Saamigiisa Meel Marinaya
August 8, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Sodogga u yahay ahna shaqsiyaadka Saamiga kula sheer garoobay Shirkadda Dp World ayaa habeenkii Xalay soo sameyey Boodhadh, lagu xardhay weedho lagu taageerayo Mashruuca Dhaqaale doon ka ah ee dhaxal wareejinta Dekedda Berbera.
Safiir Baashe Moorgan ayaa sidoo kale tirooyin dad ah oo haween u badah oo uu soo siiyey dhaqaale faro guudkood ah, kuwaasoo uu ku yidhi boodhadhka la hor istaaga Xarunta Baarlamaanka  iyo sidoo kale, kuwo uu u yeelay waji qabiil oo xaafadda Baarsiigo ee Magaaladda Burco ka sameeya dabaashaad ay ku taabacsan yihiin dhaxal wareejinta Dekeda Berbera.
Tallaabooyinka ayaa waxa Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Sodogga u yahay mr. Baashe Moorgan ku kalifay sami gaar   oo uu ku khiyaameeyey Shaadhka qoyska madaxtooyadda uu ku leeyahay shirkadda Dp World qaybteeda maamulka Dekedda, haddii ay u suuro gasho heshiiska maaldoonka ah ee ay Xukuumaddu ku dhici weyday inay golaha wakiiladda horkeento heshiiska rasmiga ah ee ay la gashay Shirkada Dp World, kaasoo madmadow badani hadheeyey, isla markaana Qaranka lagu khiyaameynaayo.
Haweenka Boodhadhka sita
Haween boodhadh sita
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews