Daawo, Xubno wasiiro ah oo Usacab tumaaya Codeyntii Calooshu codeysay ee xalay ay lacagta ku bixiyeen ee barlamanku ku meel mariyey Heshiis ku sheega Dp World
August 9, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargaysa (Berberatoday.com)_ Wasiirka wasaarada qorsheyn Somaliland Cali Shoonbe iyo wasiirka wasaarada warfaafinta Cismaan Saxardiid Cadaani oo qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley xarunta madaxtooyada Somaliland ayaa waxa ay u sacbo tumeen isla markaana ay soo dhaweeyen heshiiskii ay saaka mudanaaysha golahaasi meel mariyeen