August 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Suldan abiibakar cilmi wabar oo ka mid ahaa salaadiinta waawayn ee gobolka awdal iyo Salal oo horay uga dayriyay maamul xumada iyo sad bursiga beesha dhexe ay ku hayso beesha gadabuursi taas oo hadda markii xeedho iyo fundhaal kala dhceen ay baraarugeen salaadin tii horay u burburisay kacdonkii xooga waynaa ee uu hogaaminaya suldaan wabar