berberatoday.com
DEKEDA BERBERA: Kalmadii Muuse Suudi Yalaxow Ku Duray Cabdilahi Yusuf Oo Maanta Taagan, Dareenka Ku Xeeran Heshiiska DP World “Aree Wakiiladu Gacantay u Taageene, GEELAHA Maxaa…!
August 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Heshiiska DP World ee Dekeda Berbera oo maanta ay duduub ku ansixiyeen Golaha wakiiladu xaalkiisu waxa weeyi halkeebaa laga marayaa 2 kun ee Shaqaalaha GEELAHA ah oo Berbera Degan oo nin walba hubaysan yahay ayaa leh. Ilayn maanta shraci shaqayn maayo oo Golahii Sharci dajinta ayaa sharcigii Kaash(lacag) ku

Barigii Cabdilaahi Yuusuf lagu dooranayay Nairobi-Kenya, Madaxweynanimada Somalia ayuu Muuse Suudi Yalaxow yidhi hadal uu ku durayay Cabdilaahi Yuusuf, isagoo uga jeeda inaan la dooran karin maadaama uu yahay Askari Jabhad ah oo aan ku haboonayn Hogaaminta, markaasu yidhi Muuse “Aree Cabdilaahi Yuusuf kabo ka waa wayn aas gashaday”. Kadib Cabdilaahi Yuusuf waa la doortay markaasay qolooyin ku yidhaahdeen; “Muusoow Cabdilaahi Yuusuf kabahii way le’ekaadeen, iyagoo uga jeeda waa la doortay”. Kadib Muuse Suudi Yalaxow hadal xikmadaysan ayuu ka yidhi arinkaasi oo hal hays noqday waxaanu yidhi “Aree Kabahii Waa Le’ekaadeen Cabdilaahi laakiin mahaas ku socon lahaa baa la rabaa.”…! isagoo uga jeeda inaanu Cabdilaahi Yuusuf tagi karin Muqdisho.
Hadaba waxaan uga socdaa imika Heshiiska DP World ee Dekeda Berbera oo maanta ay duduub ku ansixiyeen Golaha wakiiladu xaalkiisu waxa weeyi halkeebaa laga marayaa 2 kun ee Shaqaalaha GEELAHA ah oo Berbera Degan oo nin walba hubaysan yahay ayaa leh. Ilayn maanta shraci shaqayn maayo oo Golahii Sharci dajinta ayaa sharcigii Kaash(lacag) ku qaatay, xataa wareejintii Haamihii Shidaalka oo ay diideen ayaa la jiidh siiyay. Sidaas darteed halkii Muuse Suudi Yalaxow ayay maraysaaye “Aree Golaha Wakiiladu gacantay u taageen Mahaas meeshii lagu fulin lahaabaa la rabaa”. GEELAHUNA warkoodu wuu cadyahay Berberina Waa Bandoo…!
By. Mohamed Gacayte
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews