berberatoday.com
Fethullah Gulen oo Dowlada Turgigu u Kiis Guratay
August 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Dowladda Turkiga, ayaa sheegtay in toban shisheeye ah ay tallaabo sharciga ah ka qaadeyso kaddib afgambigii dhicisoobay ee toddobaadkii tagay.

Ra’iisul wasaare ku xigenka, Numan Kurtulmus, ayaa sheegay in la baaray tobanka xiriirka ay la leeyihiin wadaadka ku nool Mareykanka ee Fethullah Gulen ee lagu eedeynayo inuu ka dambeeyay afgambiga.

Dowladda, ayaa sheegtay in tiro ka badan labo boqol oo ciidamada Turkiga ah oo ay ku jiraan sagaal janaraal in weli la la’yahay, kaddib afgambiga sababay xarriga iyo shaqo ka eryidda kumanyaalka ruux.

fathullah

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews