GABAYGII. QAASIN. BAA. LAGA HAYAA. HABAR SAARLE IYO MARKII TALADA SABIYO LOO DHIIBAY
August 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
GABAYAAGII WEYNAA EE QAASIN AYAA WUXUU ARKEY ISLAANTII SIYAAD BARE KHADIIJA MACALIN IYO INANKEY SODOHDA U AHEYD EE INANTEEDA QABEY MAXAMED SICIID MOORGAN OO TALADII WADANKA GACMA GACMAYNAAYA SIYAAD BARENA NOOLYAHAY WUXUU QAASIN YIDH
MARKII TALADA HABAR SAARLIYO SEBIYO LOO DHIIBEY AYAA SEYN CADAALIYO NIN RAGI SIBIQ DHAQAAQEENE ….. ANAKIYO SALEEBAANADII WEYNA SIDATAAYE …. SEEFTII ABGAAL BEY DULTAAL SAAWIRTA AHEYD .. ….. . SINSAARADA HABAR GIDIR KU DHACDEY SIGEY UGAASKIIYE xilgaa .waxaa ka danbeeyey 40 sano waxaa laga cabanaayey islaan iyo inan ka qaba maantana tiibaa laga cabamayaa bal adba