berberatoday.com
Machadka Al-Qudus Online Academy ee barashada quraanka iyo culuumta dinta islaamka oo qurba Joogta Soomaalida u haya fursad qaali ah
August 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

 

Machadka Al-Qudus Online Academy ee barashada quraanka iyo culuumta dinta islaamka oo qurba Joogta Soomaalida u haya fursad qaali ah

AL-QUDUS ONLINE ACADEMY

..waa shabakad aad ka barankarto quraanka kariimka iyo culuumta diinta ee kala duwan si live online ah adigoo gurigaaga jooga  . waxa aad ka helaysa machadka waxbarasho bilaw dhex dhexaad iyo dhamaystirba leh insha allah . hadaba si aad uga faa’idaysato waqtigaaga una barato diintaadada ubadkaaguna aqoon diiniya iyo tarbiyad u helaan kalasoo xidhiidh machadka telefoonada iyo skypega hoos ku yala oo booqo  websiteka dugsiga si aad macluumaad dheeriya u heshid www.qudusonline.com

xiisadaha kala duwan ee machadka lagu barto waxa ka mid ah

1:higaada carabiga

2:quraanka kariimka ah…[ xifdi……… iyo ……. qira’a’ akhrin]

3:tajwiidka [qurxinta quraanka] & ducooyinka

4:caqiidada islaamka

5:fiqiga iyo axkaamta

6: siirda rasuulka [taariikhda islaamka]

7:tafsiirka quraanka kariimka ah

8:xadiiska nabiga scw…………

9: luqada soomaliga

10: iyo courses kale ka sii fiirso websiteka dugsiga

waxa wax ku bari doona insha allah  macalimiin aqoon buuxda u leh waxay dhigayan oo waayeel ah fahmi kara ardayga iyo qaabka uu wax u fahmayo. Uuguna soo gudbinaya casharada hab cilmiyaysan oo ay ku dheehantahay xiiso waxbarasho iyo xamasad aqooneed ….hadaba walalo waxa aad nagala soo xidhidhi kartaa :

Email: qudus333@hotmail.com

skype: qudus333

free call:0014153660442

Mobile: +00252634087993 

Viber : +00252634087993

halkan iska qor : http://www.qudusonline.com/diwaan.html

Ama booqo

www.qudusonline.com

AL-QUDUS ONLINE ACADEMY is the leading Online Islamic Institute for those who want to learn Quran online by way of distance courses. We have developed an extensive curriculum for learning Quran. Our distance courses utilize unique online learning tools, and combine both ancient and modern methods of teaching. We are providing our services to every individual anywhere in the world.AL-QUDUS ONLINE  aims to serve all Muslim brothers and sisters by providing online one-to-one live interactive classes for learning the holy Quran at a time most suited to yourself. We are offering First Week Free Trial Classes in which you just evaluate our service. Methodology: Our program is very easy

contect us

Register hre………….. http://www.qudusonline.com/diwaan.html

Email: qudus333@hotmail.com

skype: qudus333

free call:0014153660442

Mobile: +00252634087993 

Viber : +00252634087993

wabi’allahi tawfiiq

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews