berberatoday.com
War weyn :- Akhriso Magacyada Xildhibaanadii diidey iyo kuwii ka maqnaa Shirkii shaley ee golaha Mooshin quutayaasha ku meel mariyeen heshiiska xaaraanta ah ee shirkada DP world
August 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

golaha wakiiladaHargeysa (Berberatoday.com)  – Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay Cod Gacan-taag ah ku meel-mariyey in Xukuumadda Somaliland sii waddo Dhamaystirka Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera ee u dhexeeya Shirkadda Carbeed ee DP World. Mudaneyaasha Golaha Wakiillada, ayaa Hal Maalin ka dooday Heshiiska is-faham ee Xukuumaddu la gashay Shirkadda DP World, kaasi Xukuumaddu u gudbisay Saddex Maalmood ka hor, si ay Naaqishaad ugu sameeyaan isla-markaana ansixiyaan hadday ku qancaan. Fadhigii shalay ee Golaha Wakiillada oo uu Shir-Guddoominayey Guddoomiyaha Golahaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), isla-markaana ay ka soo xaadireen 75 Xildhibaan, ayaa waxa ogolaaday Heshiiska DP World 69, waxaana diiday 4 Xildhibaan, halka aanu Guddoomiyuhu ka codeynin.  Xildhibaannada diiday, ayaa waxa ka mid ah Xildhibaan Siciid Cartan, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Xaamud, Xildhibaan Wayso-Cadde, waxaana ansixinta ka hor ka baxay Golaha Xildhibaannada kala ah Cabdiraxmaan-Xoog iyo Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, halka uu fadhiga ka maqnaa Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews