berberatoday.com
Qurbo jooga beesha ciise muuse ee waqooyiga ameerika oo taageeray shirka baxarasaafka
August 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Qurbo jooga beesha ciise muuse ee waqooyiga ameerika oo taageeray shirka baxarasaafka

Anagoo ah Qurba joogta beelweynta Ciise Muse ee Waqooyiga Mareykanka ( USA & Canada ).

Waxaanu si buuxda u taageeraynaa Shirka beelweynta Ciise Muse eek a qabsoomi doona meesha la yidhaah Baxarasaafka ee Degmada Laas Geel ee Gobolka Maroodi Jeex, Maalinta Bishan Sideedaad tahay 25ka.

Shirkan oo noqon doonaa shirkii Danyo Duco 2, oo ah shir ay beeshu kaga tashanayso aayaheeda iyo Turxaan bixin , shirkaas oo noqon doona mid lagu lafa guro midnimada iyo mustaqbalka beelweynta Ciise Muse. Shirkaas oo lagaga hadli doono Adkeynta jiritaanka Somaliland.

Anagoo ah qurba joogta beelweynta ciise muse ee woqooyiga mareykanka, waxaanu ku boorinaynaa dhamaan odey dhaqameedka iyo waxgaradka reerka ee shirkan ka soo hor jeeda in ay shirka reerka ka qaybgalaan iyagoo eegaaya danta guud ee reerka , iskana dhaafaaya hadalada xanafta leh ee ay isku marinayaan war baahinta.

Hadaanu nahay qurba joogta reerka ee waqooyiga mareykanka, waxaanu hiil iyo hooba la garab istaagaynaa shirkaa reerka eeka dhici doona baxarasaafka.

Mar labaad waxaanu ka codsanaynaa in odey dhaqameedku noqdaan kuwa ugu horeeya ee shirkaas ka qayb gala ee hogaanka shirka qabta, iyagoo eegaaya danta guud ee reerka…

Wa bilaahi towfiiq

Gudida Guud ee belweynta Ciise Muse “ kulan” ee Waqooyiga Mareykanka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews