berberatoday.com
War Deg Deg Ah:- Ciidankii Ugu Tirada Badnaa Oo Soo Goostay Iyo Somaliland Oo Soo Dhawaysay + Halkay Ka Soo Goosteen ? Daawo Sawiro
August 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

War Deg Deg Ah:- Ciidankii Ugu Tirada Badnaa Oo Soo Goostay Iyo Somaliland Oo Soo Dhawaysay + Halkay Ka Soo Goosteen Khaatumo Mise Puntland? ciidamadii ugu tirada badnaa oo gaadhaya ilaa 260 askari ayaa xukuumad somaliland ku qaramaysay deegaanka carawayn oo 30 km ujirta buuhoodle yadoo munaasibad ciidamada cusub lagu qaramaynayayna ay kasoo qaybgaleen wasiir xigeenka boosaha cisman garad soofe iyo taliyaha aaga bari ee ciidanka qaranka jsl sareeye guuto cali bare xuseen ciidankan ayaa cagaha kujiidaya gaadiid dagaal iyo hub xoogleh waxaana wareejinta ciidankan yaguna goobjoog ka aha ilaa iyo 12 caaqil oo ah beesha cali geri ee ciidamadani katirsanyihiin kuwaasi oo sheegay in ay lasoo baxeen ciidamadii reer cali geri ee kaga jiray puntland iyo khaatumo islamarkana maanta ay isku raacsanyihiin inay waxlaqabsadaan dalkooda somaliland

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews