berberatoday.com
Wardegdega:- Taliyaha Booliska oo Qolka tuugta ku xidhay Taliyihii saldhiga dhexe + Madaxtooyada oo amar laga soo siiyey
August 10, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Berbera(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidamada Booliska sareeye guuto Cabdilahi Fadal Iiman ayaa  la sheegay inuu Xabsiga u taxaabay Taliyihii Saldhigga dhexe ee magaaladda Hargeysa oo lagu magacaabo Maxamed (case). Kaasoo sii daayey saddex qof oo u xidhnaa arrimaha Shirka Baxarasaafka oo Maxkamadda Degmadu ku sii daysay Damaanad uu u qaaday Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasin.
Sii daynta Saddexdaas qof oo ka danbeysay kulan dhowaan Madaxtooyadda ku dhex maray Odayaal kamid ah qaban-qaabiyaasha Shirka Baxarasaafka kuwasoo ay masuiliyiin madaxtooyadda uga wakiil ahaa kulankaasi isla ogolaadeen sii daynta dadka u xidhnaa xiisada Shirkaa oo uu kamid ahaa Suldaan Cali Saleebaan iyo Gudoomiyihii hore ee Degmada Laasgeel Axmed.
Sidoo kale, dadka lasii daayey waxa aad uga cadhooday Hoggaanka Saadka Ciidamada Booliska oo Lagu magacaabo Maxamed Baaruud (xidigla Wareer) oo ka danbeeyey xadhiga taliyuhu ku sameeyey taliyihii Saldhigga dhexe Maxamed Case. oo xabsi ciidan ku xidhan.
Xigasho Laaleysnews.com.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews