berberatoday.com
Daawo Sawirada”Safiirkii Dawladii Somaliya Ufadhiyi Jiray Dalka Ruushka Oo Geeriyooday Iyo Meydkiisa oo hargeysa La Keenay Laguna Aasay
August 11, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Ruushka Maxamed Maxamuud Xandule oo maanta Maydkiisii la keenay Caasimadda Hargaysa laguna aasay Xabaalaha Naasa-Hablood.

Allah ha u naxariistee waxa maanta Barqadii laga soo dejiyey Meydkiisa  Marxuun Maxamed Maxamuud Xandule ,Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey Ruushka oo ku geeriyooday dalka Ruushka. Waxa aaskiisa ka qayb galay dad aad u fara badan oo ka mid ahaa shacabka reer Somaliland.Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro ayaa sidasoo kale ka mid ahaa masuuliyiintii Marxuumka Maydkiisa kaga hortagay Madaarka Egal ee Hargaysa.

Dhamaan Hawlwadeenada Shabakadda Salaanmedia waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan ehelka,qaraabadda iyo Muslimiintaba geerida Marxuum Maxamed Maxamuud Xandule. Allah ha u naxariisto.

IMG_0032IMG_0035IMG_0036IMG_0037IMG_0038IMG_0039IMG_0040IMG_0041IMG_0042

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews