berberatoday.com
Booliska Dalka Canada Oo Dilay Nin Darawal Ah Oo Weerar Qorshaynayay
August 12, 2016 - Written by Berbera Today

Ottowa(Berberatoday.com)-Booliska dalka Canada ayaa dilay nin 24 jir ah oo qorshaynayay weerar kadib markii uu Bambaanadii ugu horesay uu ku dhex qarxiyay baabur Taxi ah oo uu la socday xili ay Eryanayeen Laamaha amaanku.boliska canada

Laamaha amaanka ee Dalka Canada ayaa sheegay in ay ka warqabeen in ninkaasi uu gacan saar la lahaa kooxda isugu yeerta Dawladda Islamka.

Illaa iyo imika ma kala cadda halka uu weerarakani ku wajahnaa iyo in ninkaasi uu doonayay in uu caawiyo rag kale iyo inkale

Aabaha dhalay ninkaasi ayaa isaguna sheegay in wilkiisu uu lumay oo uu san ka warqabin halka uu ku maqnaa.

Mike Cabana oo ah Sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Boqortooyada Canada ayaa sheegay in howlgal kaasi uu ahaa mid wakhti kooban la haystay kaddib markii ay sirdoonka Maraykanku ku wargaliyeen horaantii todobaadkan in shaqsiyaad an haybtooda la garaneyn ay weerar ka fulin doonan gudaha wadanka Canada iyagoo adeegsanaya walxaha qarxa ee gacan ku sameyska ah

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews