berberatoday.com
Gudoomiyaha Imtixaanadka Qaranka Oo Ugu Hanjabay Maamule Dugsi Somaliland Qiimo Ugu Fadhiya In Uu Shaqada Ka Joojinayo Ka Dib Markii Uu Saxafadda U Shegay.
August 12, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Gudoomiyaha Imtixaanadka Qaranka Oo Ugu Hanjabay Maamule Dugsi Somaliland Qiimo Ugu Fadhiya In Uu Shaqada Ka Joojinayo Ka Dib Markii Uu Saxafadda U Shegay.

Gudoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax waxa uu khadka taleefanka uga hanjabay Maamulaha Dugsiga Sos Aadan Muse Cali
hanjabaada Gudoomiyaha ayaa salka ku haysa ka dib markii imtixaanka laga dhex waayey Ardayda Dugsiga sos oo ah dugsiyada dalka ugu magaca iyo waxbarashada sareeya Maamulaha ayaa warbaahinta u sheegay in ay wax khal dan yihiin Imtixaanka Ardayda Dugsigana aan qaarkood la sixinba oo ay iska yaalaan
Daa’uud ayaa markii uu warbaahinta warkan ka maqlay waxa uu Maamulaha ugu hanjabay in uu shaqada ka joojinayo isla markaana mushaharka ka jarayo waxaana uu ku eedeeyey sababta uu arintan u sheegay mar hadii lagu yidhi iska aamus waa la saxayaayee
Talaabadan ayaa ka mid ah dhibaatooyinka ku habsaday Wasaaradda Waxbarashada Somalilank oo inta badan ku tumata Xuquuqda Dugsiyada iyo Macalimiinta duruufaha adag ku shaqeeya

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews