berberatoday.com
Muuse Biixi oo Weli ku Hawlan Weerarka Saldanada Subeer Awal, Suldaankiisi Waraabe u taaga ahaana Damacsan qorshe uu kusoo Nooleynaayo, farayna inuu Taageero Mashruuca Dp World.
August 12, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ahna Musharraxa Xisbigaas, ayaa dib u istaadhay dagaal dadban oo uu ku hayo Saldanada guud ee Beelaha Subeer Awal, taasoo uu faro-gelin hore ugu sameeyey.
Gudoomiye Muuse oo dhowaan uu ka dhicisoobay Inqilaab  lagu damacsanaa in lagu wiiqo awoodda Suldaanka Guud ee Beesha Subeer awal ayaa hadana mar kale dib usoo nooleeyey Suldaan Waraabe u taag ah oo uu Cidla ka Cumaamaday, kaasoo dhowaan uu horkeenay Warbaahinta, Suldaan Waraabe u taagga ah, kasoo ka hadlay qorshaha Xukuumadda Somaliland kusoo xero gelinayso Horjoogihii Kooxda Khaatumo md. Cali khaliif Galaydh.
Musharrax Muuse waxa uu haddana mar kale Suldaanka Waraabe u taaga ah kula taliyey inuu taageero heshiiska Golaha wakiiladdu ansixiyeen ee Shirkada DP World kula wareegayso gacan ku haynta Dekedda Berbera. Qorshaha oo muuse Biixi faray Suldaankan inuu warkiisaasi ka bixi Doono Warbaahinta Dawladda iyo Kuwa gacan saarka la leh, tallaaabadaasina waxa ay ku tahay ayuu ku qanciyey Suldaankaa inay tahay aqoonsi dadban oo laga aqoosaday dhinac Xukuumadda.
Si kastaba ha ahaatee, waxa la filayaa inuu Suldaankaa Waraabe u taagga ahii uu maalmahan soo socdo uu taageero Mashruuca wareejinta Dekeda. Inkastoo qorshaha dhicisoobay ee Saldanada Subeer awal lagu wiiqeyey, waxa haddana muuqata inaanu Gudoomiye Muuse weli ka hadhin tallaabadaas aanu mahadin ee uu weli ducducayo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews