berberatoday.com
Shariciga caalamaka ay maalgashiga waxa ay maraan maraxlado kala duwan, marka hore waxaa mugdi ku jiraa qaabka ay xukuumada Somaliland ay dabda kaga reexaysa, Qalinkii Hassan Ahmed
August 12, 2016 - Written by Berbera Today

Shariciga caalamaka ay maalgashiga waxa ay maraan maraxlado kala duwan, marka hore waxaa mugdi ku jiraa qaabka ay xukuumada Somaliland ay dabda kaga reexaysa, waayo marak ay hishiis maalgashi ay wada galayaan laba dowaladoo ama dowalad iyo shirkad waxaa la doonayaa in ay dowalada ay leedahay sharcigii maalgashi sida ( Bilateral investment law or Multilateral investment law) shurcudaa maalgashi waxaa laysku dayay in la sameeyo waqtii Rayaale uu joogay 25 03 2008 ayuu golaha barlamanka ansixiyaya investment law, haseyeeshe waxaa diiday madaxwayne Rayale issaga oo adeegasanaya awoodiissa dastuur. islamarkaana lama dhaqan gelin sharciga. hadaba, golaha waxa uu ku tuntay sharciyadii nidaamka uu golaha u shaqeeyo, masu’liyadeeda 1aad waxaa leh shir gudoonka gaar ahaan Gudoomiyaha ( Abdirahman irro) oo ka fushaday dantiisa gaadh ahaneed. waxaa meesha ka dhacay waa faashil golahii ku yimid gaadh ahaan gudoomiye cirro iyo xertiisi.

 

 

 

Hassan Ahmed

London UK

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews