berberatoday.com
Baashe Moorgan Iyo Wasiir Maxamud Xashi Oo Weli Ku Guda jira Dabaaldega Guushii Shirkada Saamileyda DP World Oo Wargeysyada U Qaybiyey 30,000 Dollar Iyo Kuwo Laga Reebay
August 14, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Wargeyada ka soo baxa Somaliland Siisayey lacag laaluush ah oo afkaga lagaga Xidhay siddii aanay waxba uga sheegin Mashruuca Gacan ku rimiska ee Xukumadu Dekeda Berbera kaga kiranaynayso Shirkad laga leeyahay Dalka Imaaradka Carabta Dubia DP World.
Wasiirka Madaxtooyadda oo Todobaadkii hore Warbaahinta gaar ahaana Wargeysyada ka soo baxa Hargeysa iskugu yeedhay Madaxtooyadda ayaa waxa uu warbaahinta ka codsaday in aanay baahinin wararka ka dhanka Mashruuca ay Xukumadiisu wadato, waxaanu tilmaamay in iyaguna ugu bedelidoonan lacag la siindoono wargeys  walba.
Labba ka mid ah Wargeyada ka soo baxa Magaalada Hargeysa ayaa arrintaasi si cad u diiday waxanay sheegen in taasi meel ka dhac ku tahay Xoriyadii saxaafadda sidaasi daraadeed aanay joojinayn wararka Dheeligatiran ee Bulshada u tabinayaan.
Muddo Labba Maalmood ka dib ayaa hadana madaxtoyaddu iskugu yeedhay Wargeyada ka soo baxa Hargeysa iyada oo u qaybisay lacag Qiimaheedu ahaa ilaa 30,000 oo Dollar iyada oo Wargeys walba ay Madaxtooyadu siisay 2,000 oo Dollar.
Talaabadan ayaa u muuqata in ay meesha ka saarayso dhexdhexaadnimadii Warbaahinta isla markana ay noqonayso in ay sheegi kariwayaan ama baahin kariwaayan Wararka ku saabsan heeshka dekeda Berbera oo madmadaw badani ka muuqdo, horey Somalidu ugu maahmaaheen Af wax cunay Xishoo.

Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews