berberatoday.com
Bandhig Faneed Ay Fanaanada Nasteexo Indho Hargeysa Ku Qabanaysay Oo La Mabnuucay Iyo Sababta Loo Cuskaday
August 14, 2016 - Written by Berbera Today

nasteexaHargeysa(Berberatoday.com)-Wararka soo gaadhaya Warbaahinta Madaxa banaan ayaa waxa  ay sheegaan in ciidamada Booliska Somaliland ay hor istageen bandhig faneed ay Xalay magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Crown ku qaban laheyd fanaanada Naseexo indho oo ay weheliyaan fanaaninta Saxardiid , Mukhtaar Beeroof , Iyo DG Subeer.
Nasteexo indho
Waxaaana wararka ay Warbaahintu helaysaa ay sheegayan in uu bandhig faneedkaas hor istaageen gudida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland iyo wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland oo siakashanayaa balse lama garan karo sababta rasmiga ah ee loo hor istaagay bandhig faneedkaasi
Sidoo kale wararka aanu ka helayno Hotel Crown ayaa waxaaa ay sheegayan in gabi ahaanba ay hotelkaasi isku xeereen ciidamad booliska Somaliland waxaana sidaasi lagu baajiyey bandhig faneedkaasi caawa ay fanaanada nasteexo indho ku qaban laheyd magaalada Hargeysa Ka

Wararka laga soo sheegayo Wasiirka Wasaarada diinta iyo aqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillahi Axmed ayaa sheegaya in wasiirku amarka joojinta bandhiga faneedkan soo bixiyay isaga oo ucuskadau heesaha ay fanaanadani qaado oo anshaxa ka baxsan waa sida wasiirka laga soo sheegayo., Wasiirka ayaan kala cadaynin in Heesuhu dhamaantood yihiin danbi iyo inkale balse waxa uu bartilmaameedsaday heesaha ay Fanaanadani Nasteexo Indho Qaado oo kaliya .

Amarkan lagu joojiyay bandhig faneedkan ayaa waxa sida ilo xog ogaal ahi noo sheegeen bixiyay wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland, waxana uu sheegay in bandhig faneedkani yahay mid dhaqan xumo u horseedi kara dhalinyarada Somaliland,iyada oo dhawaana fanaanadan si sidan la mida loog hor joogsaday bandhig faneed ay ku lahayd magaalada garoowe ee maamulka Puntland.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews