Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Cafis U Fidisay Siyaasiyiin Iyo Cuqaasha Muqdisho UFoof Tagay Oo Ku Hungoobay,Cabashadooduna Hargeysa Soo Gaadhay
August 14, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Xukumada Somaliland Oo Cafis U Fidisay Siyaasiyiinteeda Iyo Cuqaasha Muqdisho Ku Sugan Xilli Ay Ku Doodayaan In Loo Kordhiyo Saamiqaybsiga Kuraasta Dawlada Federaalka.