berberatoday.com
Daawo, Mo Farah oo xalay ku guulaystay bilada dahabka iyo dalka UK oo aan xalay lagaseexan daawo qoys British ah oo ay xalay la soo gudboonaatay murugo iyo farxad labadaba
August 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Rio,(Berberatoday.com)-Ordayhanka caanka ah ee UK- Mo Farah ayaa xalay ku guulaystay bilada dahabka ah ee 10.000M kadib markuu ka qayb qaatay orodadii Olympics-ka ee ka dhacaayay Rio.

Mo Farah ayaa noqday oradyahankii ugu horeeyay ee dalka GB-u soo hoyay 3 biladood ee dahabka ah, waxna uu faraxd galiyay malaayiin dadweynaha reer UK oo aan xalay seexanin iyada oo uu ordaayay xili laga hurday badiba dalka UK- hase ahaatee dad badan oo reer GB- waxa ay u soo jeedeen oo hurdo u diiday oradka Mo Farah oo ay ku rajo waynaayeen in uu guulaysan doono taariikh horlehna uu dhigi doono.

Mo Farah ayaa xoogaa markii uu ordaayay waxa ay isu dhaceen ordayahanka u ordaayay dalka Maraykanka oo ay saxiibo dhaw ahaayeen Mo Farah isla markaasina ay goobo badan ay ku wada qaadan jireen tababaro xaga ordodka ah xiliyadii ordakani loo soo diyaar garoobaayay, Mo Farah oo markii uu dhacay ka nixiyay dadkii daawanaayay ee taageerayaashiisa ahaa ayaa markiiba kacay isga oo la qabsaday oradkii siina watay oradkiisii oo uu xawli galiyay, waxana uu in mudo ah ku ordaayay kaalmaha hore iyada oo ay ka horeeyeen wiilasha u ordaayay dalka Kiiniya Itoobiya, hase ahaatee wareegii ugu danbeeyay ayaa Mo Farah uu gashaday xawaare cajiib ah waxana uu isku hubsaday in uu hogaamiyo kooxdii ordaysay waxna uu si xirfadi ku jiro oo kalsooni ah uu u hantay kaalintii koowaad waxana uu ku guuaystay oradkii oo uu galay kaalinta Koowaad.

Fadlan halkani ka daawo qoys ka mid ah tageeryaasha Mo Farah oo xalay la kulmay murugo iyo farxad labadaba

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews