berberatoday.com
Orodyahanka Mo Farah Oo Ku Guuleystey Orodka 10,000m Ee Tartanka Olombikada
August 14, 2016 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Orodyahanka Britain balse asalkiisu  yahay Reer Somaliland ayaa mar kale ku guuleystey billada dahabka ah ee orodka 10,000m, isagoo intii uu tartanku socday kufay balse ka kacay oo ka hormaray orodyahanka Kenya ee Tanui.

mo farah

 

Farah oo ah orodyahan British ah oo ku guuleysta saddex billadood oo dahab ah tartanka olombikada ayaa waxaa kufiyay orodyahana u dhashay dalka Maraykanka Galen Rupp oo ay isku macalinka yihiin.

Orodkii xalay ayaa noqday mid la yaab leh kadib markii uu Mo Faah safka ugu dambeeya uu ka soo cararay oo uu dhaafay dhamaan orodyahanadii kuwaasoo safka hore ay ku jireen orodyahano u dhashay dalalka Kenya iyo Ethiopia waxana uu wareegii ugu dambeeyay muujiyay inuu yahay qof aan laga daba hadli karin orodada dhaadheer ee caalamka.

Mo Farah ayaa difaacday orodka 10,000m, isagoo sanadkii 2012 tartankii ciyaaraha Olimbikada ku guuleystay biladaha dahabka ee orodka 5,000 iyo 10,000 mitir

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews