berberatoday.com
Sawirka Maanta: Siilaanyo Madaxweyne Ayo? Soo Bixitaankii Siilaanyo ee maanta iyo jidka isku xidha…… Iyo Fadeexda Ku Xeeran
August 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

SiilaanyoAliMarMaxamudXaashi
Sawirkani waa maanta mar madaxweynaha la geeyay qayb yar oo ka mid ah wadada isku xidha Kala-baydh iyo Dila ee gobolada Awdal iyo Gabiley oo uu xadhiga ka jaraayay, wadadaasi oo buun buunin xad dhaaf ah oo kalsooni daro iyo been ah loo sameeyay ayaa waxa dadkii goobtaasi la soo dhoobay ay ka yaabeen markii la arkay madaxweynaha oo ay labada garab ka yaacayaan Wasiir Cali Mareexaan iyo Wasiir Maxamuud Xaashi Muhanad, diidaayayna in wax su’aal ahla waydiiyo sababo la xidhiidha xusuusta iyo garashada madaxweynaha.

Tani waxa ay ku tusysaa in aan odaygu dalka maamulin isla markaasina la diidanyahay in cid kale labada garab ay ka gasho, taasi oo ay kuu cadaynsyso  sida ay cid kale dalka gacanta ugu hayso, waxa meesha ku dhimatay haybadii dawladeed iyo tii sharafeed intaba

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews