berberatoday.com
WAA TEE DIINTA WASIIR KHALIIL UBANAYSAY INUU MARWADA MADAXWAYNAHA SALAAMO, BANDHIG FANEEDYADA FANAANIINTANA KALA JECLAYSTO?
August 14, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeisa (bbt)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Mudane Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa Fanaanada Nasteexo indho ka Hor Istaagay Bandhig Fanneed ay ku Qabanaysay Magaalada Hargeisa isaga sida Warar lagu Kalsoonyahay oo Haldoornews soo Gaadhayaa sheegayaan in Wasiirku Ogolaa Fanaaniinta kale Marka laga Reebo Nasteexo Indho  oo uu ucuskaday Joojinta Bandhigeeda inay Heeseheeda Qaarkood Anshaxa Dhaqanka ka Hor imanayaan.

Dadka ku dhaqan Magaalada Hargeisa ayaa iswaydiinaya Diinta uu ucuskaday sheekhu ee Badhna Ogol badhna diidaysa, Haddii ay dhab tahay arintaasina waa Dhaawac kale oo wax udhimi kara Hoyga Fanka Umadda Somaliyeed ee oo Hargeisa ahaa, lama diidi karo haddii Bandhig Faneedyada laga Mamnuuco Hargeisa, Balse haddii la Cunsuriyadeeyo Fanaanad Somaliyeed oo Meel dheer uga Timi sidii ay Taageerayaasheeda ugala qayb gali lahayd Bandhig Faneedkaasi.

khaliil

Wasaarada Diinta iyo Aw Qaaftu waxay lahayd Haybad iyo Karaamo Gaar ah waxaanay umadda ka Wacyi galisaa Xumaha, balse Wasiir Khaliil Waxaa looga Baahnaa In uu Cadaalad usameeyo Fanaaniinta Somaliland Bandhigyada ku Samaystay Balse aanay Diintu noqon Wax loo adeegsado Dad gaar ah oo Danno kale Xukuumadu ka leedahay.

indho

Wasiirka Waxaa la Gudboon in Shaqada uu Hayo dhaqankeeda Yeesho oo Sharciga islaamka u Hogaansamo, Diintee ubanaysay in Wasiirka Gacanta ka Salaamo Haweenayda Madaxwaynaha Somaliland Marwo aamina Waris?, Waa Saban aakhir aad Arkayso Umad Hogaankeedii Noocaa yahay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews