berberatoday.com
Wardegdeg Ah”Shirkada DP World Oo Dalka Hindiya Ka Naadineysa Boqolaal Shaqaalaha Sarsare Oo Dekeda Berbera La Keeni Doono Iyo Aqoonta Looga Baahan Yahay+Shaqaalihii Hore Oo Meesha Ka Bixi Doona
August 14, 2016 - Written by Berbera Today

Lonodon(Berberatoday.com)- Warar hada naga soo gaadhey xafiiska shirkada dubai world ee magaalada dubai ayaa sheegaya in shirkadu bilowday sidii shaqaale jaban oo ka hawl gala dekeda Berbera ee shalay uun barlamanka kharashka la siiyey laga ansixiyey , ayay wararku sheegayaan in shirkadu ogaysiisyo ku qortay joornaalo ka soo baxa dalka hindiya kuwaasoo ay ku naadineyso shaqaale ka shaqeeya dakada berbera , gaar ahaan xafiisyada iyo maamulka iyo maareynta dakada berbera.

Xogta berberatoday helayso ee ka soo baxay xafiiska shirkada DP world ayaa sheegaya in shaqaalaha loo bahan yahay gaadhay dadku dhow 100 ruux oo maamulka sare iyo xisaabaadka dakada loo dhiibi doono , shaqaalahan ayaa shirkadu ka door bidey kuwii hore ujoogey ee reer Somaliland oo mushaharkoodu ka qaalisan yahay kuwa cusub ee hada la soo qoranayo oo la sheegay in ay mushaharka la siin doonaa udhaxeyn doono 400-1000 dollar oo lacagta mareykanka ah.

Shirkada ayaa waxay ogaysiiskaa ku dartey in shaqaalaha loo baahan yahay inuu heli doono ciidamo amaankiisa suga iyo goob shaqo oo la ilaalinayo oo aan wax dhibi ka jirin .

shaqaalaha waxyaalaha lagu dooran doonana waxa ka mid ah xirfada dakadaha africa inuu ka soo shaqeeyay iyo inuu leeyahay aqoon maamul oo heer phd gaadhsiisan.

Hadaba warkan hadii uu xaqiiqo noqdo ayaa waxay Talaabadan oo ah tii ugu horeysay ee shirkadu qaado ayaa waxay laf jab ku noqonaysaa boqolaal dhalinyar ah oo reer Somaliland ah oo hore uga shaqayn jiray Dekeda aqoon buuxdana uleh habka shaqada Dekeda.

Sidoo kalena waxa iyana meesha ka baxaaya ilaa(5000)shan kun oo ruux oo ah shaqaalaha Muruqmaalka Dekeda oo iyagana lagu bedeli doono qalbka badhadaha oo waxna rogi doona waxna dajin doona.

Shalay ilaa doraad Aallaada bogoga lagu xidhiidho ayaa dhalinyaradu isku weydaarsanaysay murano ka dhaxeeyay  dhalinyarta gobolka saaxil  iyo kuwa gobolada kale ku kala aragti duwanaa,  waxaaney ku muran sanaayeen horumar iyo shaqo abuuris bey inoo keenaysaa iyo inoo ma keenayso ee teenan ayaa laynagu qabsanayaa oo Carab dubai jooga kugu maamulayaaa.

Wixii warar ee ka soo kordha kala soco berberatoday.com

Bebreratoday1122@hotmail.com

berberatoday.com

Office/London

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews