berberatoday.com
Waxa Shacabka Somaliland Usawiran Intii Joogtay Xaansuuqii Dhacii’ Boobkii’ Kunfsigii’ Iyo Burburintii Hantidii Umada Ee Dawladii Kaligii Taliye Maxamed Siyaad Barre
August 14, 2016 - Written by Berbera Today

Waxa Shacabka Somaliland Usawiran Intii Joogtay Xaansuuqii Dhacii’ Boobkii’ Kunfsigii’ Iyo Burburintii Hantidii Umada Ee Dawladii Kaligii Taliye  Maxamed Siyaad Barre

taasi oo ilaa hada ku sawiran Quluubta Yar Iyo Wayn Ee shacabka Somaliland Taasi ayaa Keenatay In La Baadho Xansuuqan Iyo Sidii Uu Udhacay Cidii Ka Talin Jirtay Gobolada Waqooyi Wakhtigii Uu dhacayeen Dunuubaha Iyo Danbiyada Waawayn Ee (Alle Swt ) Iyo Shacabka Laga Galay

Waxaanu Saaka Booqonay Xabaalo Wadareedyo Lagu Aasay dad maatiya iyo shaqaalo Dawladeed oo wakhtigaasi ka shaqaynayey Dawladii Afwayne 1980-1990kii dadkani lafahoodu ku sabaaneen boholahan ay gacaftu ku gurtay ayaa waxaad arkaysay lafo iyo Maryo Isku qalalay oo muujinaysay in qofka isaga oo nool lagu ridaayey godadkaasi boholaha ahaa ee ay gacaftu qoday

ku dhawaad ilaa 15 Xabaal wadareed ayaanu ku aragnay agagaarka madaarka Berbera kuwaasi oo kuwo ugu yar ku aasan yihiin ilaa Tiradoodu dhaafayso 30 xubnood oo isugu jir dad la Bireeyey (La Gawracay) kuwo wadar wadar Loo toogtay iyo kuwo surmi iyo silic loo dilay

Agaasimaha Baadhista Xasuuqii Dhacay Maxamed Daahir ayaa ka sheegay inay baadhayaa guud ahaana dadkii wadarta loo aasay ee kasoo jeeday jamhuuriyada somaliland waxa uu intaasi ku daray inay hawshani soo wadeen ilaa 1998kii sidii loo ogaan lahaa cidii gaystay xansuuqan shacabka laga galay kaasi oo ahaa xansuuq (Isir Sooca ) ama cid gaar ah la gumaadeyey

waxa uu sheegay inay baadhayaan dhamaan Raggii wakhtigaasi Isaga hooseyey gobolka saaxil iyo cid kasta oo ku lug lahayd falkaasi xansuuqa ahaa iyo dhibaatooyinkii wadanka ka dhacay Maxakabad ayaanuy soo taagaynaa ‘

Sida ciidmadii ” Hangashtii ” Nabadsugidii ” Guulwadayaashii ”Bilayskii ” Danbi Dhaadhistii ” Dhabarjabintii ” Anenestii ” dhamaantood waanu haynaa magacyadoodii iyo sidoo kale sawiradoodiiba

tallaabadani ayaa kamid ah kuwo lagu xajiiqinayo dhibaatadii shacabkani ka xoroobay waxayna kamid tahay kuwo ugu muhiimsan ee lagu ogaan karro gabood faladii aadaminimo iyo islaamnimo ee uu galay Siyaad Barre iyo kooxdii umidoobay miirashada dhiiga umada gaar ahaan Somaliland

Dadka la xansuuqay waxaa laga soo ururin jiray Daabiyadaha (Tuulooyinka) sida uu sheegay Nin kamid ahaa Dadkii xansuuqa ka badbaaday ayaa sheegay ,waxa kale oo xusay in dadka layska layn jiray hadaad hadasho xabad ayaa lagu aamusiin jiray shacabka

waxaa la boobi jiray umada waxaa la kufsan jiray haweenka waxaa la toogan jiray Ragga wixii qaan gaadh ah

Gudoomiyaha Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud xasan ayaa xusay inaanu ilaa hada qalbiyada iyo quluubaha shacabka aanay ka masaxmin wixii dhacay waxaan usheegay siyaasiinta somalinad shacabkeeda waxaa ka go,aan ah inaanu siyaasi ku danaysan karin masiirka umada waxaan ku ilaabi lahaa ama kaga samri lahaa wixii dhacay ”iyadoo Somli wayn ” La waayo la masaxo ilaa hada ma garan karro waxa lagaga samro Raggaa La Xansuuqay

By ‘ Mukhtar A.Maxamud

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews