berberatoday.com
Afarta wasiir een dhicin …. yaa salaam By Abdi Mustafe
August 15, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Afartan wasiir ee Silaanyo isku beesha yihiin Wasiirka madaxtooyada Maxamoud Xaashi, wasiirka macdanta iyo tamarta Abdi Guray, wasiirka Hawlaha gud Cali mareexaan iyo wasiirka dib u dejinta Cali Siciid Raygal iyagu miyey ka talaalan yiin isku shaan dheynta iyo dhimista. Wadankii dhamaa habar saarley ah iyo Morgan iyo afartaa Wassiir ayaa ka dhigay dukaan ay leeyiin. Waxa se iman sida taariikhda looga bartay iyagoo itaal daran in ummada ilaahay tusi doono. imisaa dowlado ka xoog weynaa dhulku liqay. Sadam Xussien mee, Mucamar Qaddafi mee, Cali Cabdalla Saalex mee iyo kuwo kale oo badan. Waxa wadanka ka socdaa maaha wax dad ilaahay iyo aadmi ka xishoonayaa ay ku kacaan. Mar waxaad moodaa in caruuri taliso mar waxaad moodaa in xaawalay taliso mar waxaad is odhanysaa waa maxay qoomkan waalani mar waxaad is odhanaysaa miyey xanuun sanayaan. Bal aynnu eegno dulmiga ay galeen sida ilaahay uuga gooyo. Waxa dhici in mid walba wax gooniya lagu salidi doono oo uu la edaado sabatuna tahay cadaalada rabi baa cayn kaasaa ee ay iska indha tirayaan. Morgan oo ciyaala suuqa ayaa talada dalka wax ku le oo badeecada u cabo la caqliya. Sodog iyo sodoh gaboobay buu indho u yahay dabeedna waa waxa dalku la degi la’yay. Ugu yaraan Silaanyo 6 ama 7 isku shaandhyn ah buu sameeyey ilaa markuu kursiga fuulay hadana lama taabto dadka beeshiisa ka soo jeeda. Waa nin ciil iyo cadho ku raagtay oon ummada dan ka lahayn oo gabow iyo towsina u dheertay.

Abdi Mustafe

Abmustafe123@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews