berberatoday.com
Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland Siday Uga Qabsoomaysaa Gobolka Sool?
August 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gobolka Sool, ayaa laga welwel-qabaa qaabka ay guud ahaantiis uga wada dhici karto diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland oo ka soo qabsoontay gobollada kale ee Awdal, Maroodi-jeex, Saaxil, Togdheer iyo Sanaag, waxaana dhiman Sool iyo Buuhoodle, iyadoo hadda la wado kulammo lagula hadlayo Wax-garadka iyo Madax-dhaqameedka gobolkaas.

DIIWAANGELINTU MA KA QABSOOMAYSAA SOOL?

CUQAASHA GOBOLKA SOOL IYO GUDDIGA DOORASHOOYINKA SOMALILAND

Guddiga doorashooyinka Somaliland Xubno ka tirsan oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa maanta kulan la yeeshay Cuqaasha iyo Odayaasha reer Sool, kuwaasoo ay ka wadahadleen suuragalnimada sidii diiwaangelintu uga qabsoomi lahayd deegaannada gobolka Sool.

Kulankaas oo Saacado badan qaatay iyo waxyaabaha la iskula qaadaa-dhigay iyo go’aanka gunaanadkiisa lagu kala qaatay oo dhan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews