berberatoday.com
Maamulka Shabakada Berberatoday.com Waxa Raalin Ka Bixinayaa Qoraal Meel Kadhac Ah Oo Lagu Aflagaadeeyay Oday Muuse Dalab Iyo Wasiirka Cusub Ee Ganacsiga
August 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka sare ee Shabakada Wararka Berberatoday.com waxa uu Raalin galin Buuxda ka bixinayaa Qraal si khaldan  Shabakada loo Baahiyay kaas oo lagu aflagaadeynaayay gudoomiyaha Gudida Dan Iyo duco Oday Muuse Xirsi Abokor iyo Wasiirka Cusub ee wasaarada ganacsiga Cumar Shacayb, Qoraalkaas oo ay Shabakada galiyeen qaar kamida hawlwadeenada Shabakada oo Hargeysa ku sugani iyaga oo aan ukasin waxa aanu si buuxda raalin uga bixinaynaa qoraalkaasi sida khaldan loo baahiyay oo aan ku haboonayn in lagu baahiyo shabakada deel qaf iyo gafna ku ahaa Oday Muuse Xirsi Abokor iyo Wasiirka Cusub ee wasaarada Ganacsiga Cumar Shacayb oo labaduba naga mudan sharaf iyo ixtiraam balse si khaladan qoraalkaasi loo baahiyay.

Mar labaad waxa aanu raalin galin buuxda ka bixinaynaa hadii aanu nahay Bahda Shabakada Wararka ee Berberatoday.com qoraalkaasi sida khaldan loo baahiyay ee shabakada Berberatoday lagu daabacay anaga oo aan aad uga xun gafkaas sikhaldan loogu daabacay Shabakada labada masuulna lagu aflagaadeeyay.

 

 

Wabiulaahi Tawfiiq

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews