Wardegdega:- Ex Wasiir Waran cadde oo qabashada xilka Safiirnimo ku gacan saydhay iyo Wasiir Xuseen Dayr oo Iska casilau Afhayeenka Madaxtooyadda oo Xalay Siilaanyo kusoo celiyey…
August 15, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cali maxamed Waran cadde oo xalay madaxweyne Siilaanyo xilkii Wasaarada ka fadhiiseyey, ayaa ka cudur daartay xil weyd ah oo madaxweyne siilaanyo u bedelay, xilkaas oo ahaa Safiirka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cali maxamed Waran cadde oo xalay madaxweyne Siilaanyo xilkii Wasaarada ka fadhiiseyey, ayaa ka cudur daartay xil weyd ah oo madaxweyne siilaanyo u bedelay, xilkaas oo ahaa Safiirka Somaliland u fadhiya dalla Itoobiya. Ex Wasiir Waran cadde waxa oo ka cudur daartay qabashada xilkaa Safiirnimo.
Sidoo kale, waxa isna xilkii loo dhiibay ka cudur daartay sida Wararku sheegayan Wasirkii hore ee Ganacsiga iyo Maalgashiga Xuseen Dayr. Kaasoo loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyadda.
Wixii Warar kasoo kordhaa waanu idiin soo gudbin doonaa.
Berberatoday.com