berberatoday.com
C/Casiis Samaale Oo Dib Ugu Noqday Xisbiga Kulmiye Kana Qayb-Galay Shirkii Gudida Fulinta
August 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa mudo ka dib wax auu iska xaadiriyey Xafiiska Xisbiga Kulmiye tan iyo intii uu qab soomay shirwaynahii shanaad ee xisbiga Kulmiye ee khilaafku hadheeyey,

se

 

Mr Samaale oo ka mid ahaa musharixiintii hankoodu ahaa in ay isku taagaan xilka jagda musharaxnimo ayaanay u suuro galin ka dib markii uu xisbigaasi u kala jabay laba qaybood isagoona ka mid ahaa sadex musharax oo qaadacay ka qayb galka shirwaynahaasi.

Wasiirkii hore ayaa kulanka maanta ka dhacay xafiiska xisbiga oo ay ku shirayeen gudiddaa fulinta xisbiga Kulmiye oo uu ka mid yahay ayaa sida ay wararku sheegayaan waxa uu halkaasi ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo ku saabsan dib u dhiska iyo midowga xisbigii uu kuso caano maalay ee Kulmiye,

Ka soo dhex muuqashadan Wasiirkii hore ee Maaliyada ee shirka xisbiga ayaa imananaysa xilli dareeno kala duwan ay dadku ka dhiibanayeen halka uu salka dhigi doono C/casiis Samaale.

Horaantii sanadkan ayaana waxa uu mar uu tagay Maraykanka uu ugu bushaareeyey taagerayasha dalkaasi ee xisbiga Kulmiye in ay arki doonaan wax ay ku farxaan marka uu dalka dib ugu laabto

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews