Qaahira(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Idaacada Iyo Televisionka dalka Masar Hayfaa Xijaazi ayaa mudo Bil ah shaqada ka joojisay 8 gabdhood oo ka mid weriyeyaasha ka howgla Idaacada Iyo TVga masar sababo la xirira buurnaantooda ama misaankooda oo saa,id noqday.