berberatoday.com
Mo Farah oo hadiyad ahaan u bixiyay biladii Dahabka ee uu ku guuleystay {Yuu siiyey?}+sawiro
August 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Orodyahanka reer Ingiriis ee asalkiisu Soomaaliga yahay Mo Farah ayaa biladii Dahabka ahayd ee uu ku guuleystay xalay orodka 10-ka Kun ee Mitir hadiyad u bixiyay.

Mo Farah oo ay u noqoneyso markii saddexaad ee uu biladaasi ku guuleysto, isagoo taariikh dhigay ayaa sheegay in gabadhiisa curadka ah ee lagu magacaabo Rhianna uu u hibeeyay Bilada, daraadeedna uu orodkaasi ugu guuleystay.

Xaaska Moa Farah oo lagu magacaabo Tania ayaa isla markiiba odaygeeda kula dabaal degtay barta Instagram, waxayna ka mid ahay dadkii daawanayay iyada iyo gabadha ay isu dhaleen, waxayna soo dhigtay sawir iyada iyo Rhianna ay kula jiraan Mo Farah oo ay ku dul qoran yihiin: “He did it…. He actually did it…..!!!!!!

Mo Farah oo ah aabe 33 sano jir ah oo dhalay afar caruur ah waxaa kaloo sawirada isaga iyo xaaskiisa uu isna bartiisa soo dhigay ku sheegay: “Waa maalinteydii…. waxaan u sameeyay Rhianna darteed… gabadheyda… tani waxay leh qoyskeyga”

Rihana1

Rihana3

Rihana4

Rihana-Mo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews