berberatoday.com
Xog Culus:-Mareeye Cali Xoor-Xoor Oo La Sheegay Inuu 9 Cisho Ka Hor Madaxtooyada Somaliland Geeyay Warqadii Iscasilaada
August 16, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Warar xog ogaal ah oo ay helayso shabakada wararka Ramaasnews ayaa sheegaya in maareeyihii dekedda berbera Eng Cali Xoor-xoor uu sagaal cisho ka hor madaxtooyada Somaliland geeyay warqadii iscasilaada,kadib markii khilaaf cakiran soo kala dhex galay madaxtooyada iyo maareeyaha isla markaana ay isku maandhaafeen heshiiskii dekeda berbera ee ay xukuumadda Somaliland lasoo gashay shirkada DP World.

Xogahan oo aan ka helayo ilo u dhaw una dhuun daloola maareeyee Xoor-xoor ayaa waxay noo sheegeen in maareeyuhu aanu kasoo xaadiriin xafiiskiisii uu ku lahaa dekeda berbera,iyada oo wararku ay sheegayaanba in uu ka guurey xafiiska.

Wareegto isku shaandhayn ah oo xalay kasoo baxday madaxtooyada Somaliland uuna soo saaray madaxwaynaha Somaliland ayaa waxa lagu sheegay in xilkii laga qaaday mareeye Cali Xoor-xoor badalkiisana loo magacaabay Axmed Yuusuf Dirir.

Maareeye Xoor-xoor ayaa isagu wali ku adkaysanaya inuu kasoo horjeedo wareejinta dekeda berbera ee shirkada DP World.

xigasho ramaasnews

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews