berberatoday.com
Gudoomiye Ramaax Cali Hayste Oo Sheegay Inuu Iswaafin Doono Khatarta Gobolka Sool Iyo Dagdaga Uu Caanka Kuyahay
August 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Sool Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa ka hadlay dareenkiisa la xidhiidha Gobolka Khatarta badan ee Sool ee loo bedelay iyo qaabka uu ula macaamili doono bulshada Gobolkaasi ku dhaqan khataraha dhinacyada badan ah la dariska ah.

ramaax

Gudoomiyaha oo u waramayay wargeyska Warsugan ayaa  sheegay inuu ku niyad san yahay gobolka loo magaacabay,isla markaana ay ka go’an tahay ka shaqaynta wanaaga iyo horumarka gobolka islamarkaana uu iswaafajiyo dagdaga uu caan kuyahay iyo khatarta Gobolkaasi ku gadaaman ee halista ah.

Waxaana gudoomiye Ramaax isagoo arimahaasi ka hadlaya uu yidhi.
“Madaxwaynaha waxaan uga mahadcelinayaa xilka uu ii magacaabay gobolka aan ka imi iyo dadka aanu soo wada shaqaynay waxaan Iyana aan uga mahadcelinayaa sida wanaagsan ee ay iila soo shaqeeyeen,gobolka sool-na waa gobol xadaarad leh waana gobol aan ku kalasoonahay shaqadiisa waana soo dhawayanaya insha allllah shacabka joogan si wanaagsan Ayaan u wada shaqayn doonaa ugana talin doonaa horumarka iyo nabadda gobolka’Sidaas ayuu yidhi mudane Ramaax.

 

Gudoomiyaha Maxamuud Cali Saleeban Ramaax ayaa ahaa gudoomiyihii hore ee gobolka Awdal isaga oo madaxwayne Siilanayo isku shaandhayntii dhawaan uu sameeyay ugu badalay inuu noqdo gudoomiyaha gobolka Sool.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews