Burco(Berberatoday.com)-Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax dhaqameedka gobalka Togdheer ayaa waxaa uu wasiirka madaxtooyada Somaliland Muddane Maxamuud Xaasho Cabdi uu ku eedeeyey in uu yahay masuul ku xeel dheer Beenta sheegis teeda , Musuq Maasuqa , Qabyaalada Iyo Isku Dirka Beelaha