Wasiiru Dawlaha Amniga Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Maroodi-jeex Iyo Gudoomiyaha Cusub Iyo Nuxurka Khudbadihii Goobta Laga Soo Jeediy…
August 18, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiru dawlaha amniga ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuuse Diiriye ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay gudoomiyahii hore ee gobolka maroodi-jeex iyo gudoomiyaha cusub ee dhawaan madaxwayne Siilaanyo soo magacaabay.