berberatoday.com
Xaflada Xilwareejinta Maareyaha Dekedda Berbera Oo Maanta Dhici Lahayd Oo Loo Baajiyey Amarka Wasiirka Madaxtooyada Dalbaday In Maalinta Axada Dib Loogu Riixo Si Uu Uga Soo Qeyb Galo Hadalo Tiiqtiqsiyana Uu Uga Jeediyo
August 18, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Xaflad loogu talo galay inay Maanta oo Khamiis ah xilka kula kala wareegi la haayeen  Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera iyo kii hore ayaa loo baajiyey amar ka yimi Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, kasoo amar adag kusoo bixiyay in lala sugo fagaaraha Xilwareejinta oo aanay dhicin isaggoo maqan.
Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa safar shaqo u raacay waftiga Madaxweynaha Somaliland oo gobolada Bari ee dalka. 
Wasiir Xaashi oo is biday awood dheeraad ah tan iyo intii uu noqday Wasiirka Madaxtooyadda ayaa amar ku bixiyey inaan la qaban karin xaflada Xilwareejinta Maareeyaha Dekeda Berbera, kaasoo damacsan inuu hoos yimaado oo uu noqdo hagaha Dekedda oo la rabo inuu Dhowaan loo gacan geliyo Shirkadda Dp World. sidoo kale waxa uu wasiir Maxamuud Xaashi Damacsanyahay inuu Xaflada xilwareejinta la yimaado wixiisii xilka lahaa iyo hadalo tiiqtiiqsiya oo uu damacsan yahay inuu ku gano Maareeyihii hore ee Dekeda Eng Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor)oo hore uga diiday inuu daba dhilif unoqdo Wasiirka Madaxtooyada,
Waxanu wasiir Xaashi amarku bixiyey in Xaflad laga dhigo Axadda Todobaadka soo socda. Waxanu wasiirku faray Maareeyaha Cusub in uu hagayo ajandaha Xil wareejinta, sidoo kale waxa uu wasiirka arrintaa Baajinteeda ku amray inay daadaal dheeraad ah ka galaan Maayirka Berbera iyo Xubno kamid ah Xukuumadda oo ay ku jiraan Xubnaha wasiirada ah ee Xukuumadda kaga jira Beesha Deegaanka Gobolka Saaxil.
Maareyihii Hore ee Dekeda Eng, Cali Xoorxor ayaa isagu isla maalintii xilka laga qaaday shaqaalaha Dekeda ku amray inay si dagdag ah udiyaariyaan xil wareejinta waxaanay wararka aanu Dekeda ka helay sheegayaan in ilaa malintaas wixii ka danbeeyay Xil wareejintu diyaar ahayd Maareye Cali Xoorxorna sugaayay uun in lagala wareego.
Qabashada Xafladan ayaa loo baajiyey amarka Wasiirka Madaxtooyadda waxanay u baaqatay Maanta amarka Wasiirkaa.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews