Frankfurt(Berberatoday.com)-Warar xaqiiqo ay isla markaana ay shabakada Ilaysnews.com ay ka heshay dad ka ag dhaw ayaa waxaa ay sheegayaan in fanaanada caanka ah ee Hodan Cabdiraxmaan loo taxaabey xabsi ku yaala dalka Denmark gaar ahaan caasimadiisa Copenhagen .