Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Iyo Adhi-caddays “Dowladda Lama Socdo Ee Markhaati Baan Ahay…”
August 20, 2016 - Written by Berbera Today
Adhi-caddeeye(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Khudbad ka jeediyey Shir Madax-dhaqameedka Dhulbahante iyo Xukuumadda Somaliland uga furmay degmada Adhi-caddeeye ee gobolka Sool, waxaanu sheegay inaanu Xukuumadda la socon ee uu Markhaati ka yahay waxay ku wadahadlayaan Dhulbahante iyo dowladdu, waxaana Shirkaas furay Madaxweyne Axmed-Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaaminayo.
GUDDOOMIYAHA UCID FAYSAL CALI WARAABE IYO ADHICADDAYS 2016