berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Oday Waayeela Oo Reer Hargeysa Ah Oo Sheegay Inuu Aabihii Jaceylka Somalida Ee Cilmi Boodhari Dabka Ushidi Jiray Una Adeegi Jiray
August 20, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariye Aadan Cabdi Ciidle ayaa magaaladda Hargeysa waxa uu waraysi kula yeeshay Oday Maxamed oo ah waayeel isagu in badan usoo taagnaa taariikho badan oo dalka JSL ama geyigan soo maray, waxa uu nolal kusoo gaadhay aabihii jaceylka Cilmi Boodhari iyo Hodon-tii uu jeclaa, wakhtigaas oo Oday Maxamed sida uu sheegay uu ahaa wiil yar oo Kuray ah, waxaanu sheegay inuu Cilmi dabka ugu dhiibi jiray Hodon, halkaasi oo gurigeeda ugu geyn jiray, waxa kale oo uu ka waramay moofo aan ahayn tii xeebta Berbera ku taalay oo Cilmi ka shaqeyn jiray, balse mid labaad oo iyaduna ku taalay magaalada Hargeysa.

Halkan Ka Daawo Barnaamijkan Oo Dhamaystiran

oday maxamedvlcsnap-2016-08-20-01h08m43s424vlcsnap-2016-08-20-01h42m05s277vlcsnap-2016-08-20-01h42m08s866

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews