berberatoday.com
“Intii Aan Isaaq Ahayn Ee SNM-ta Kula Jirtay Waxay Ubixiyeen Ayuha-Nebi, Buuhoodlena..”Cali Khaliif Galaydh
August 20, 2016 - Written by Berbera Today

Buuhoodle(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha Maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay in Qabyaalad baaxad lihi ka jirto Buuhoodle oo ay Beelaha deegaanku ku kala awood-sheegtaan, waxaanu ku soo hal-qabsaday in Beesha Isaaq markii la aasaasay Jabhaddii SNM cidda Beelaha kale ah ee la socotay ugu yeedhi jireen Ayuha-Nebi, taasoo kalena ay wakhtigan ka dhex-taagan tahay Dadka Dhulbahante ee Buuhoodle wada jooga sida uu hadalka u dhigay.

Prof: Cali Khaliif Galaydh oo hadal ka jeediyey Xaflad lagu qabtay magaalada Buuhoodle, ayaa ka hadlay mar kale muhiimadda wadahadallada Somaliland iyo Khaatumo u bilaabmay u leeyihiin dadka iyo deegaanka Khaatumo ku abtirsada, waxaanu faahfaahiyey ujeeddada qasabtay iyo waxay Somaliland ka dhawrayaan ama ka rejaynayaan iyo weliba sababta kalliftay wakhtigan inay wadahadal la furaan Somaliland.

Haddaba, Hadalka Cali Khaliif Galaydh halkaas ka jeediyey oo isugu jiray Garnaqsi, Waano, wax-sheeg, talo, tusaale, toosin iyo Kaftan-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews